#datastructuresAfsomali #algorithmsAfsomali #programmingAfsomali #somittutorials
Fahmida sida loo qoro algorithm waa xirfad aasaasi ah oo muhiim u ah programming-ka iyo xallinta dhibaatooyinka. Cashirkan, waxaad ku baran doontaa:
1) Waa maxay algorithm iyo sida uu uga duwan yahay program.
2) Hababka caanka ah ee lagu qoro algorithm-yada waxtarka leh.
3) waa maxay Pseudocode iyo tusaalooyin ku saabsan.
Cashirkan wuxuu ku habboon yahay ardayda, baraneysa DATA structures iyo algorithms, iyo cid kasta oo diyaar garow u sameyneysa wareysiyada programming-ka.
Fadlan subscribe saaro channelka si aad ula socotid casharada aan soo gelino,una sii share garee asxaabtaada si ey uga faa'iideestaan.
DS & Algorithms source codes link:
https://github.com/som-IT/DS-Algorith...
Key Points
0:00 - 5:48 - algorithm vs program
5:50-7:45 - common ways to write an algorithm
7:47 - what is a pseudocode and examples
Sur cette page du site, vous pouvez voir la vidéo en ligne Sida Loo Qoro Algorithm | Algorithm vs Program | DS & ALGORITHM AF-SOMALI | PYTHON IYO C++ | #21 durée heure minute seconde en bonne qualité , qui a été Téléchargé par l'utilisateur SOM IT TUTORIALS 28 décembre 2024, Partagez le lien avec vos amis et connaissances, sur youtube cette vidéo a déjà été regardée 607 fois et il a aimé 26 téléspectateurs. Bon visionnage!