Apple ID waa adeeg muhiim ah oo lagama maarmaan u ah qof walba oo isticmaala aaladaha shirkadda Apple!
Haddii aad ku cusub tahay aaladaha Apple ama aad u baahan tahay inaad mid cusub abuurato, muuqaalkan ayaad ku baran doontaa habka loo sameeyo Apple ID bilaw ilaa dhammaad.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #appleid
Sur cette page du site, vous pouvez voir la vidéo en ligne SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB durée heure minute seconde en bonne qualité , qui a été Téléchargé par l'utilisateur Eng Yuyu 30 janvier 2024, Partagez le lien avec vos amis et connaissances, sur youtube cette vidéo a déjà été regardée 230,050 fois et il a aimé 6.9 mille téléspectateurs. Bon visionnage!